Omar Osman Rabeh: ses Idées, sa Vision

Sunday, July 23, 2006

Les "LITS"

Au nom d'Allah, le Tout Misericordieux, le Tres Misericordieux.

Les "LITS":

En guise d'introduction

Les hommes, depuis toujours, n'ont eu qu'un "metre" unique, un eternel petit metre pour mesurer toutes choses : leur expérience, quand ce n'est pas tout simplement leur désir du moment, leur passion tout court...
Mais à quoi servirait le metre pour mesurer l'incommensurable ? Pour mesurer l'infini ?
De même, ils ont toujours eu le tourniquet, c'est-à-dire le vertige, l'aversion ou la haine devant les pensées "incommensurables"; celles qui n'étaient pas connectées avec le contenu leur vecu... Mais l'aveugle et ceux qui ont la vue sont semblables quand il s'agit de voir ce qu'il y a derrière le mur ou de dire ce que recele le jour ou l'heure qui ne sont pas encore la. Seuls les "voyants" qui, privilégiés, jouissent de la "seconde vue" de par Sa grâce peuvent bénéficier de ces "clins d'oeil" sur l'inconnu, sur l'inconnaissable.... C'est pourquoi, lorsque les hommes échafaudent des "plans" et se hatent à les appliquer, ils ressemblent à l'aveugle qui se veut se depecher... Exceptes ceux qui, guides dans Sa Voie Droite, suivent Sa lumiere.
Dieu Seul, en effet, connaît l'avenir dans sa totalité et dans le détail de son déroulement. Lui Seul determine le destin de chacun et de toutes choses, en dispose a Sa guise. Il peut aussi illuminer qui Il veut sur un point donné de l'infini du temps ou de l'espace dont la connaissance est, par definition, inaccessible à l'esprit ordinaire. Tout est consigne d'avance sur les Tablettes, tenant compte de tout... Ce qui est ecrit est et sera...
Depuis plus d'une decennie, wuxuu Ilaahaay igu mannaystey, hibooyin ay ka mid yihiin kuwa soo socda. Waxaana la yiri:
"Adugu, wax kasta, sariirtaadaad ka heli"(d'ou le titre que j'ai donne a ces communications speciales, qui ne relevent pas de moi...)
"Wax kasta waad na weydiin kartaa, markeedaanu kaaga jawaabi" .
Wixii jiraana waa laba nuuc uun:
"L'etat du monde, Sh. iyo Sh. baa innoo sheegi, arrimuhu halka ay marayaanna (le"cours des evenements"), Ilaahbaa ogsoon oo inna ogaysiin..."

Une importante condition a laquelle tout etait subordonne est la suivante:
-"Xaafid baan wax u sheegayna..."
-"Xaafid maxay ah?" (demandai-je)
-"Xaafid ed Diin"... " (oo Diinta nooleeya, Diinta kor u qaada, halkeedii ku soo celiya". D'ou, desormais, mon nom "Xaafi-Ed-Diin" (X.F.D.)


Pourquoi je porte seulement maintenant ces choses a la connaissance du public?
Cela exige de longues explications que je compte exposer ulterieurement. Separement dans un livre, insha Allaah.
En fait, depuis quelques annees et en de lieux differents (durant mes conferences ou participation a des reunions), j'ai eu l'occasion de devoiler quelques coins de cet etat de choses extraordinaire, et donne lecture de certains "lits". Ainsi, lors de la Conference organisee par Khalid Bin Walid Mosque au Conference Hall de Toronto du 30 juin au 2 juillet 2006, j'ai annonce a ce sujet les 10 "lits" suivants sur differents pays du monde

1. a) "Soomaaliya 7 jeer oo hore ayey sida haatan oo kale noqotay (catastrophe), waxaanay mar walba ku soo kacaysey "Laa ilaaha illa Allaah" . Maantana, waa markii 8aad, uguna dambeeyey ee ay "Laa ilaaha illa Allaah" ay ku baxaysay, iyadoo Ilaahay fadligiisa ka bogsatey haddeed dhibaatada nuucaasoo kale ah.
b) "Waxa Soomaaliya ka kici doonta Dowlad Islaam ah oo quwaddeeda iyo quruxdeeda aan waxba (cadowgu) ku sameyn kari doonin.

2. Islaamku wuxu noqon doona "world religion".

3. Egypt waxa ceeyoon ka kici doona Dowlad islaam ah (waqtigeedii taagan yahay).

4. Israa'iil kama kici doonto hal inch oo dalka Palestine ah, markaasna way wada dhiman doonaan, oo way ku hallagmi doonaan...

5. Dalka Maraykanka:
a) Dabka dhulka ka kaca iyo ka cirka ayaa isqabsan doona.
b) Cudur dhiigga gala oo sida kaniicda ah (larves dans les veines) baa ka dhalan doona.
c) Shimbiro sadex af leh aya gobolka Texas ka soo bixi doona (peut-etre sont-ils deja la?).
d) Qaabka iyo muuqaalka North America way isbadeli doonaan: le relief sera transforme par l'apparition de nouvelles "vallees" et "montagnes" paralleles, orientees du sud vers le pole nord. Des forets verdatres semblables a des mousses couvriront les cretes des montagnes. Dans certaines parties, toute forme de vie sera "condamnee".

6. La France sera le 1er pays en Occident a devenir musulman. Elle constituera une "bonne marche" dans la difusion de l'Islam en Europe.

7. Ethiopie: Meles way ka kala daadan doontaa (c'est deja commence dirait-on...). Puis l'Ethiopie disparaitra en tant que telle.

8. a) Bari waxa ka jirijiray xadaarad qadiimi ah.
b) Boosaaso iyo Obiya inta u dhaxeysana waxa ku jira wax cajiib ah.
9. "Warlords" wixii la oran jiray baddii xumaanta ee keentay baa la caaridey... wixii ka haraa waxay noqon doonaan sidii 'ay dad-cun ah oo afka iyo lugtaba laga xiray...

10. Kanada, waxa Soomaalida u taal xumaan isbeddelka dadka (Dowladda maamula) iyo ka waqtigu aysan waxba ka beddelayn. Dariiq lagaga baxana Alla waa suuragelin kara".

Lits: semaine du 20 au 27 juillet 2006

11. "(Crise du Moyen-Orient) wax kasta oo ay (Israa'iiliyiintu) sameeyaan, la conclusion (c'est a dire: consequences de leur action) viendra vite, automatiquement.

12. Wuxuu Ilaahay kaga iman (Israa'iiliyiinta),
Wuxuu Ilaahay ka gargaari (Muslimiinta) "min haysu la yashcur" (waa XFDe).

13. Israa'iiliyiintu kolba dhinacbay kaga dhifanayaan (Soomaaliya), daggaal weyn u diyaargarooba.

14. Condoleezza Rice way indhabeelaysa, indhala'aanbay ku dambeyn.


15. ( Lit anterieur) maalin malmaha ka mid ah buu:(Cabdillaahi Yuusuf) Soomaaliya ka bixi, dibna uma arki doono. Imminkana ma arko (Soomaaliya).
(Ku duulidda Xamar) ma kici karaba, waba ma qaban karo, meelna ma gaari karo.

16. Dadku waxay u kala go'ayaan in Cabdillaahi Yuusuf raacda iyo inta kale.

17. Mashkaladda Ilaahay Hortiisa taalla ee Ummadda Soomaaliyeed waa sidii loo dhiqilahaa ubadka Soomaaliyeed. Marka la doonahayo in naftaada la saloogto, ubadkaaga loo imanaya. ...as-salaambaa dhici karta.

18. (Meles) ha ka kala daadato: waa intaasuu hayo wax kale oo ummadda ku liddi ah.